Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Waceys (Ogaadeen dhex-yaal)

December 11, 2020

Waceys waa: Waceys Iidle Aadan Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe.

Waceys waxa la dhashey:

  1. Faatax Iidle Aadan Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe
  2. Cumar Iidle Aadan Cabdille Ugaadh Aadan-madoobe

Waceys wuu kala qolo-qoleysan yahay, oo waa saddexdan qeybod:

  1. Waceys, oo Ogaadeen ah
  2. Waceys, oo Habar Jecle ah
  3. Waceys, oo Toljecle* ah

* Waa marka Toljecle, oo Habar Jecle ah, ay beel kale ka dhigaan.

Waceys ka Ogaadeen
Waxa uu dhex deggen yahay, Ogaadeen.

Waceys ka Habar Jecle
Waxa uu dhex deggen yahay, Habar Jecle.

Waceys ka Toljecle
Waxa uu dhex deggen yahay, Toljecle.

Waceys ku, nasiib darro, waxa uu kala qolo-qoladan iyo kala qeyb-qeybsanaantan uu kala mid yahay, Aadan-madoobe intiisa kale, oo guud ahaan, waa beel uu dagaalkii sokeeye, ee qarnigii 19aad, uu afarta jihood u kala qaxiyey, oo uu kala qolo-qoleeyey.

Si kasta ha ahaato'e, waa hubaal, oo goor ay ahaata ba, beeshu min Jibuuti ilaa Gaarisa (Kiiniya), min Ceeldaraad (Somaliland) ilaa Naasareet (Itoobiya), waa hubaal, oo mar uunbay isa soo wada haybsan doontaa, oo is wada baran doontaa, oo wada midoobi doontaa - bi idni Allaah.

Alla ha u naxariista'e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
Duunyadatan kama liidataan, daaqi geedaha'e
Iyaba waa isdoontaan hadday, kala dibboodaane
Kolay deeradiyo cawsha tahay, doqoni waa liide
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye, dunida jeedaasha.

Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |