Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

Axmed Shide Axmed Shide

June 12, 2022

Axmed Shide, waa Wacays Iidle Aadan.

Wacays Iidle Aadan, waa Aadan-madoobe, oo waa Habar Jecle, oo waa Isaaq, oo waa Dir; mahaddana Alla iska leh.

Wacays Iidle Aadan, waa Saldanaddii Beesha Aadan-madoobe, ee qarniyadii 18aad iyo 19aad la burburiyey, ee afarta jihood loo kala qaxiyey, oo ilaa haddeertan waxa ay u kala qolo-qoleysan tahay:

1- Wacays Iidle Aadan – Ogaadeen
2-
Wacays Iidle Aadan – Toljecle
3- Wacays iidle Aadan – Habar Jecle

Beesha Aadan-madoobe, ee Habar Jecle

- Toljecle (Cabdille + Xasan + Ibraahim) Ugaadh Aadan
- Badeed Maxamed – Cabdille Ugaadh Aadan
- Colow Maxamed  - Cabdille Ugaadh Aadan
- Faatax Iidle - Cabdille Ugaadh Aadan
- Wacays Iidle - Cabdille Ugaadh Aadan
- Muxumed (Fiqi Muxumed + Muxumed) - Cabdille Ugaadh Aadan
- Cali Aadan (Majeerteen) - Cabdille Ugaadh Aadan
- Sanbuur – Ibraahim Ugaadh Aadan
- Warday Cali (Sanbuur) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Biyo-maal - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Gaadsan - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Reer Aw Siciid (Gaadsan) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Awr-maal (Cowrmale) - Ibraahim Ugaadh Aadan
- Surre – Xasan Ugaadh Aadan
- Damal Muuse (Surre) - Xasan Ugaadh Aadan
- Reer Aw Xasan (Surre) - Xasan Ugaadh Aadan
- Garre (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Gurre (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Raxan-weyn (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Oromo (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Jaarso (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Gurgure (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Sheekhaash (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Sheekhaal (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Akisho (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe
- Bursuug (Qeyb ka mid ah) - Ugaadh Aadan-madoobe


Alla ha u naxariista'e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
Duunyadatan kama liidataan, daaqi geedaha'e
Iyaba waa isdoontaan hadday, kala dibboodaane
Kolay deeradiyo cawsha tahay, doqoni waa liide
Nimanyahow tolnimo waa dugsiye, dunida jeedaasha.

Tix-galin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |