Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Maamul Goboleedka Jubbaland-Direed – Kismaayo Iyo Dowlad Deegaanka Direed (DDD) - Jigjiga

February 21, 2023

Absamuhu, waa hubaal, oo Maamul Goboleedka Jubbaland-Direed - Kismaayo iyo Dowlad Deegaanka Direed (DDD) - Jigjiga, oo aanu deegaan ku lahayn, oo aanu dhul ku lahayn, oo aanu asal iyo isir toona ku lahayn, ayuu sifooyin aan habbooneyn ku qabsadey.

Absamuhu, Maamul Goboleedka Jubbaland-Direed - Kismaayo iyo Dowlad Deegaanka Direed (DDD) - Jigjiga, oo deegaanno Direed ah, oo gobollo Direed ah, ayuu waa nasiib darrada Direed’e, uu ilaa haddeertan uu gumeysanayaa; oo mustacmarado Absame ah.

Alla ha u naxariisto’e, Salaan Carabey ayaa yidhi:
Nimanbaa maroodiga hunduda, haamahuu sida'e
Hayinnimo markii lagu arkay, haragga saareene.

Absamuhu, hayin-nimada Direed, ayuu arkoodey’e, waa hubaal, oo xoog uu leeyahay iyo xeelad uu Dirka dheer yahay, waa hubaal, oo midkoodna kuma haysto; oo kuma isticmaarsanayo.

Teeda kale, Absamuhu, gobolladaas:

1- Qabiilnimo kuma haysto, oo waa lagaga qabiilsan yahay.
2- Qori kuma haysto, oo waa lagaga qoryo badan yahay.
3- Qalin kuma haysto, oo waa lagaga qalimo badan yahay.

Haddeer iyo haatan, wixii tagey, tiigsimaad ma laha’e, waa inaad kacdoonnadaas Direed, ee min Dowlad Deegaanka Direed (DDD) – Jigjiga ilaa Maamul Goboleedka Jubbaland-Direed – Kismaayo, ka bilaabmey, ee xaq-u-dirirka ah, ee xornimo doonka ah, waa inaad dhammaantiin wada taageertaan, oo ideylkiin wada taakuleysaan; oo aydinaan min Jibuuti ilaa Gaarisa iyo min Hargeysa ilaa Dir-dhab ah, waa in aydinaan u kala hadhin – bi idni Allaah.

Tixgalin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

Axmed Madoobe

Mustafe Cagjar

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |