Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Jeegaan Iyo Jaarso

January 26, 2023

Afeef: Jeegaantu, waa gaashaanbuur soo-jireen ah, oo is-faham iyo is-kaashi xalaal ah ku saleysan, oo dhaqan suubban leh, oo beelaha Habar Jecle iyo Habar Awal ay ku mataaneysan yihiin.

Intaas ka dib, beelaha Jeegaanta iyo Jaarsadu, waa laba beelood oo Dir ah, oo beerahoodu ay dhinaca isku wada hayn jireen, oo Jigjiga iyo nawaaxigeeda, ood-wadaag ku ahaan jirey.

Beelaha Jeegaanta iyo Jaarsadu, waa beelihii asal ahaan Jigjiga loogu yimid, ee isir ahaan iyagu ku xoog badnaan jirey, ee ganacsi ahaan iyagu soo kobcin jirey; ee maamul ahaan, ka hor Axmaarada iyo Axmaar-kalkaallada Daarood, waa beelihii iyagu Jigjiga maamuli jirey, ee Jigjiga ka talin jirey.

Daaroodku, inay Jigijiga u soo safraan, oo socdaal ku yimaaddaan mooyaan’e, Jigjiga iyo nawaaxigeeda, wax deegaan ah kuma aanay lahaan jirin. Laakiin Axmaaradu markii ay timid, ayay daba-dhillifeyn-Axmaar iyo Axmaar-ku-macaashid hor leh ay bilaabeen, oo dhul-boobid iyo deegaan-dhicid ku dhaqaaqeen; oo Jeegaantii iyo Jaarsadii ba, ay beera-kiciyeen; oo ay bara-kiciyeen.

Daaroodku, sidaas ayuu ilaa maantadan, uu dhulkii Jeegaanta iyo Jaarsada uu ku haystaa; oo malaha, waa bu isa siiyey.

Haddaba, haddeer iyo haatan, Jeegaanta iyo Jaarsadu, waa inay gaashaanbuur mideysan, oo qurba-joog iyo qodaal-joog ku wada mideysan yihiin, oo qorsheysan, oo dhaqaaleysan, oo quwadeysan, waa inay degdeg ugu dhawaaqaan, oo dhammaan dhulkoodii uu Daaroodku ka boobey, waa inay degdeg u uga soo dhacsadaan, oo degdeg uga xoreystaan; oo Jigjiga ay maamulkeedii Direed, ay dib ugu soo celiyaan - bi idni Allaah.


Tixgalin mudnaan badan leh.


Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com


 

 

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |