Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Isaaq Iyo Sheekh Isxaaq

December 27, 2022

Isaaq

Isaaq, waa Ab, oo waa Ab Isaaq, oo asal ahaan Soomaali ah, oo asal ahaan Kushitik ah, oo asal ahaan Afrikaan ah.

Sheekh Isxaaq

Sheekh Isxaaq, waa magac dhawaan dhalad ah, oo Ahlu-beyteysan, oo aan Ab Isaaq ahayn, oo aan Ab tiris ahayn, oo waa magac 1950meedyadii uun soo if baxey.

Sidaas darteed, odayaasha Isaaq, ee 1950meedyadii iyo ka hor dhashey, ee maanta nooli, haba kala ogaal badnaadaan, oo haba kala xusuus badnaadaan’e, waa hubaal, oo qisadii uu magacan Sheekh Isxaaq uu ku soo shaac baxey, oo ah tan hoos ku xusan, waa hubaal, oo wax uun bay ka ogaayeen; oo wax uun bay kala socdeen.

Qisadan Sheekh Isxaaq, ee Ahlu-beyteysan, wadaad ayaa sameeyey, oo qisadii Nabi Ibraahiim (CS), ayuu ka soo dheegtey.

Nabi Ibraahim (CS

Xaaskii Nabi Ibraahim (CS), ee Saara, ayaa ubad dhali weydey. Ka dib, jaariyaddeedii Haajir, ayay Nabi Ibraahim (CS) u dhistey. Haajir-na, Nabi Ismaaciil (CS) ayay Nabi Ibraahim (CS) u dhashey.

Sheekh Isxaaq

Xaaskii Sheekh Isxaaq, ee Magaado, ayaa ubad dhali weydey. Ka dib, jaariyaddeedi Xabashiyadda ahayd, ayay Sheekh Isxaaq u dhistey. Xabashiyaddiina, wiil ayay Sheekh Isxaaq u dhashey.

Qisadii uu wadaadku allifey’i, xaalad abuur ayay noqotey, oo ”Yaan Ahlu-beyt ahayn,” ayaa ka dhacdey.

Ka dib, waxa soo shaac baxdey: ”Magaado ayaa iyaduna hinaasihii uur ku qaaddey, oo wiil ayay Sheekh Isxaaq u dhashey”.

Ka bacdi, silsilad Ahlu-beyteysan ayaa bilaabantey, oo wadaad waliba jilibkiisii ayuu Ahlu-beteeyey, oo 4 (afar) wiil ayaa la shaaciyey; haddana wax yar ka dib, 8 (siddeed) wiil, oo ilma Sheekh Isxaaq wada ah, ayaa loo wada wan-qaley.

Tixgalin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |