Tafiirtii Aadan-madoobe
   
     

layn

Boqor Burhaan

layn

Suldaan Cabdillaahi

layn

Axmed Shide

layn

Dr. Gabboose

layn

Fahad Yaasiin

layn

Geed-beeleedka Beesha Aadan-madoobe

layn

Meelihii Aadan-madoobe u kala qaxey

layn

Beesha Geeska Afrikada Bari

layn

Burco

layn

Haldoorka Aadan-madoobe (Habar Jecle

layn

Cadaalad

layn

Abtirsiin

layn

Abtirsiinta Aadan-madoobe

layn

Abtirsiinta Ugaadh Aadan

layn

laynUgaadh Aadan-madoobe

layn

Ceeldaraad

layn

Ceeldaraad

layn

 

MShDahir Dhuux Baraar Iyo Bucur Baceyr

May 10, 2023

Odayaashiinnan Habar Jecle Galbeed (Toljecle), waa hubaal, oo Dhuux Baraar iyo Bucur Baceyr, haddii ay Boqoro ahaan jireen iyo haddii ay Caada-qaadtayaal ahaan jireenba, waa hubaal, oo niman Gabooye ah, ayay ahaan jireen.

Sidaas darteed, waa inaad ka hadalkooda iyo sheeg-sheegiddoodaba, waa inaad Gabooye u deysaan; oo aydinnaan ku qabsannin - bi idni Allaah.

Odayaashiinnan Habar Jecle Galbeed (Toljecle), idinka oo aydinnaan taariikhdiinnii dhaweyd, ee qarniyadan dhow, ee 19aad iyo 20aad, idinka oo aan ka run-sheegeynnin, oo xataa deegaannadii iyo taariikhdii awowyaashiin, ee shaleydan ahayd, idinka oo aydinnaan ka hadleynnin, oo aydinnaan sheeg-sheegeynnin, oo aydinnaan soo ban-dhigeynnin, oo xataa abtirisiintiinnii aydinnaan hoos ka bilaabeynnin, oo kor u abla-ableyneynnin, oo odey kasta aydinnaan deegaan ku sheegeynnin, oo odey kasta aydinnaan taariikheyneynnin, waa hubaal, inaad Caada-qaadtayaal Gabooye ah iyo Hebellayaal khuraafaad ah, waa hubal, oo inaad ubadkiinnan aad taariikh aad leedihiin uga dhigtaan'i, wallee waa idinku ceeb iyo dheec, aan idinka hadhi doonnin; oo waad la wada god-gali doontaan - Alla kama dhigo'e.

Odayaashiinnan Habar Jecle Galbeed (Toljecle), waa inaad inta goortu ay goor tahay, waa inaad fikirtaan, oo khuraafaadkan aad wada ogsoon tihiin, fadlan waa inaad ka xorowdaan, oo haddeertan ayaad maktabadayaal nool aad tihiin'e, fadlan waa inaad taariikhdii Habar Jecle Galbeed (Toljecle), ee saxda ahayd, ee aad wada garaneysaan, fadlan waa inaad ka run-sheegtaan; oo aydinnaan la wada xabaal-galin - bi idni Allaah.

Tixgalin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir
sheekhdaahir@gmail.com

Habar Jecle Galbeed

 

 

 

 

 
 
Cabdiraxmaan Cali Baranbaro

Mr.mucaarid

layn

Cawa-daran

Daallo Airline

Izuzu

 

       
© Copyright 2012 |www.tashiwanaag.com | Bogga Hore | Nala Xidhiidh |